War deg deg ah oo magaalada Laascaanood naga soo gaadhaya ayaa sheegaya in caawa abaara kowdii ay rasaas xoog lihi ka bilaabantay Magaaladaas.
Rasaasta oo mudo socotay ayaa dadku ku hilaadinayaa in lagu ridayey mid ka mid ah xeryaha Ciidamada Somaliland ku leeyihiin Magaalada.
Habeenimo darteed wax war ah oo xaqiiqo ah lagama hayo goobta weerarka lagu qaaday, cida ka dambeysa iyo khasaaraha ka dhashay.