Ruushka oo burburiyay hub ay dalalka Galbeedka ugu deeqeen dalka Ukraine

0
Igor Konashenkov russia

Ruushka ayaa sheegay inuu duqeyn ku burburiyay saanad hub ah oo ay dalalka Galbeedka ugu deeqeen Ukraine, xilli uu duullaanka waddankaas galay todobaadkii 12-aad.

Dhanka kale, Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in dibloomaasiyadda ay tahay xalka keliya ee lagu soo afjari karo colaadda.

Ciidamadda Ruushka ayaa si buuxda ulawareeegay gacan kuhaynta magaaladda istraatiijiga ah ee Mariupol, waxaana sidoo kale isdhiibay ciidamadii Ukraine ee halkaa kadagaalamayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here