RUUSHKA OO HANJABAAD U DIRAY WADAMADDA REER GALBEEDKA

russia flag

Wadamada reer galbeedka ayaa la kulmi doona “khatar weyn” haddii ay siiyaan Ukraine diyaaradaha dagaalka F-16, sida uu sheegay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ee Ruushka Alexander Grushko, oo ay soo xigatay wakaaladda wararka ee Ruushka ee TASS.

Arrintan ayaa daba socotaa ku dhawaaqistii Maraykanka ee ah in uu u ogolaan doono xulafada reer galbeedka inay diyaarado siiyaan Ukraine, iyo sidoo kale fududaynta barnaamijyada tababarida ciidamada Ukraine.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here