RW Rooble oo la kulmay safiirka Turkiga u fadhiya Somalia Mehmet Yilmaz

rw rooble iyo Mehmet Yilmaz

Raysal wasaaraha JamhuuriyaddaFederaalka Somalia Rooble ayaa la kulmay safiirka Turkiga u fadhiya Somalia Mehmet Yilmaz.

Labada masuul ayaa sida qoraal lasoo dhigay bogga Twitterka safaaradda Turkiga ka wada hadlay xiriirka ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha iyo horumaradii siyaasadeed ee ugu danbeeyay ee dalka ka dhaca ee la xiriira arrimaha doorashada.

Turkiga ayaa ka mid ah dalalka ugu waaweyn ee Somalia ka caawiya soo kabashada uu dalkeennu ku jiro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here