SAWIRO: 18 MAY XUSKII UGU WEYNAA EE UGU NABADGELYADA BADNAA OO LAASCAANOOD KA DHACAY

Xuskii ugu balaadhnaa ee ugu nabadgelyada badnaa oo loo qabto 18 May ayaa Laascaanood ka qabsoomay, iyadoo ay ka qayb galeen xubno ka tirsan Xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Hirumarinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore.

Dadweyne aad u farabadan oo ka kala yimid xaafadaha magaalada ayaa buuxdhaafiyey barxadii xuska, kuwaas oo ay khudbado u jeediyeen xubnihii Xukuumada ka socday.

DAAWO SAWIRADA:

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.