Sawiro booqashadii Wasiirka Biyaha Somaliland ku tegay degaamo ka tirsan Buuhoodle iyo Koonfurta G Sool

koore widhwidh goljano1

Wasiirka horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore iyo wefti uu hogaaminayo ayaa bilowgii todobaadkan kormeer ku tegay degaamo Buuhoodle ka tirsan, oo ay ka mid yihiin, Widhwidh, Goljano iyo Yeyle, sidoo kale waxay booqdeen Koonfurta Gobolka Sool sida, Kalabaydh, Dabataag, Dharkeyn-Geenyo iyo Dhumay.

Wasiirka waxaa weftigii socdaalkiisa ku weheliyey ka mid ahaa Xildhibaan Hanad Xaashi Axmed Caydiid oo ka tirsan Golaha degaanka Hargeysa. iyadoo degaamadii ay tageen si balaadhan oo aan horey loo arag looga soo dhoweeyey.

Ujeedada socdaalka ayaa ahaa qiimeynta iyo xog raadinta xaalada degaamadaasi ku sugan yihiin, sida abaarta iyo biyaha.

DAAWO SAWIRADDA SOO DHOWEYNTII WIDHWIDH IYO GOLJANO:

DAAWO SAWIRADDA SOO DHOWEYNTII KOONFURTA GOBOLKA SOOL:

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.