Sawiro Puntland oo dib u soo ceshatay sharaftii iyo maqaamkii ay Soomaaliya ku lahayd iyo kulan dhexmaray Federaalka

cawad iyo deni

Wafdi isugu jiro Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya ayaa maanta goor dambe u duulay Magaalada Garoowe oo lagu qabtay isla maanta doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka maamulkaasi.

Markii ay ka dageen garoonka diyaaradaha Garoowe durbadiiba waxa ay la kulmeyn Madaxweynaha cusub ee maanta la doortay ee maamulkaasi Saciid Deni.

Maamulka Puntland ayaa mudadii uu Cabdi weli Gaas xilka hayey lumiyey sharaftii iyo maqaamkii uu ku lahaa Soomaaliya, waxaana shacabka Soomaaliyeed u arkeen inay caqabad ku yihiin midnimada iyo horumarka Soomaaliya.

Maamulkii Gaas ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey ku kacayey falal iyo dhaqamo aan looga baranin shacabka Puntland

DAAWO KULANKII WEFTIGA IYO MADAXWEYNAHA CUSUB:

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.