Sawiro Shirka Wadatashiga Doorashooyinka oo furmay

wadatashiga doorashada1

Shirka Golaha wada tashiga Arimaha Doorashooyinka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya & Madaxda Maamul goboleedyadda Xubnaha ka ah DFS ayaa hada ka furmay Muqdisho.

Waxaa shir gudoominaya RW Somalia Mudane Mohamed Hussein Rooble.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here