SAWIRRO ABAANDUULIHII GUUD EE CIIDAMADA SOMALILAND KA SOO GOOSTAY OO LAASCAANOOD LAGU SOO DHOWEEYEY

soo dhoweyn jeneral saleebaan barre geesood 2023 6

Taliye ku xigeenkii Ciidamadda Somaliland General Saleebaan Barre Geesood oo goaansaday inuu ka dhiidhiyo xasuuqa iyo tacadiyada uu Taliska Muuse Biixi degaamadiisa ka wado, islamarkaana shalay ka soo goostay xilkii uu Somaliland u hayey ayaa maanta si weyn Laascaanood lagu soo dhaweeyey.

Daawo sawirrada soo dhoweyntiisa:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here