War SAWIRRO DEGMADDA TALEEX OO ASTAAMIHII SOMALILAND LAGA NADIIFIYEY January 15, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Magaalada taariikhiga ah ee Taleex ayaa jamaahiirta kacdoonku maanta ka nadiifiyeen dhammaan astaamihii iyo Calankii Somaliland waxaana laga taagay calanka Soomaaliya iyo kan Khaatumo.