Sawirro Tahniyad Meherka drs Najax Cawil Cabdi hiirad iyo Wasiir M Cabdi Xaashi Dheere

0
tahniyad meher1

Qoyska reer Cawil Cabdi hiirad waxay tahniyad iyo Bogaadin u dirayaan drs Najax Cawil Cabdi hiirad iyo Wasiir M Cabdi Xaashi Dheere oo dhowaan Meherkoodu ka dhacay Magaalada Garoowe.

Cawil Cabdi hiirad waxay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan lamaanihii barwaaqo iyo bashbash ku noolaada,ubad khayr qabana kala hela, AAMIIN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here