War SAWIRRO XILDHIBAANADDA FEDERAALKA EE SSC OO BOOQDAY LAASCAANOOD March 19, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Xildhibaanadda Federaalka Soomaaliya ee SSC ee ayaa maanta booqasho ku yimid magaaladda Laascaanood. Xildhibaanadda waxay kulan iswareysi ah la qaateen isimadda SSC iyo Gudiga Aayo ka talinta.