Shaqaalaha Hay’ada Socdaalka iyo Ciidamada NISA oo ku dagaalamay Garoonka Aadan Cade

0
garoonka muqdisho adan cade2

Burbur ayaa soo gaaray qeybta Laga soo dego Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cade kadib markii uu dhexmaray Gacan qaad Khasaaro ka dhashay Shaqaalaha Hay’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha Ee Garoonka ka shaqeeya iyo Ciidamo Ka tirsan NISA.

Waxaa gabi ahaan istaagtay shaqadii Garoonka Diyaaradaha Adan Cade sababo ay ka mid tahay cabsi jirta oo ah in markale Shaqaaqo ka dhici karto gudaha garoonka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here