Shirkadda WARSAME IT AND GENERAL SERVICES waxay ka banaan dhowr shaqo, oo loo raadinayo shaqaale aqoon durugsan u leh:
Java (dockerize app ).
React developer.
React native mobile, css.
Shaqadu waa online, sidaas darteed meel kasta oo aad joogtid waad soo codsan kartaa, haddii aad leedahay aqoon iyo waayo aragnimada loo baahan yahay.
Codsigaaga iyo CV-ga deg deg ugu hagaaji:
Tel: 0611499416
WhatsApp: 0633140683
Email: osmanqawdhan447@hotmail.com