War Shiikh Cabdiraxman: Xasan Shiikhow wixii aad shalay diidaneed maxaa keenay inaad ogolaato? October 22, 2019 Facebook Twitter WhatsApp Daawo Shiikh Cabdiraxman Bashiir oo ka hadlay siyaasiyiintii Kismaayo isugu tegay ee Kenya la saftay, isagoo Madaxweyne Xasan Shiikh weydiiyey wixii shalay isagoo Madaxweyne ah uu diidanaa sababta uu maanta u ogolaaday.