Cismaan Dubbe ” In ladhaho Amisom ayaa Monitor gareyneysa Ciidanka Qaranka waxa ay Niyad jab kutahay Ciidankeena ” .
Dhanka kale wasiir Dubbe ayaa sheegay in Dowladaha Kenya iyo jubuuti ay wali faragalin ku hayaan Soomaaliya sidoo kalena ay soo dhoweynayaan Ergayga cusub ee Midowga Afrika usoo magacaabayo Soomaaliya.