War SHIRKA AAYO KATALINTA SSC OO MAALINTII 2AAD SI HABSAMI AH U SOCDA January 29, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Shirweynaha Aayo ka talinta Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa maalintii 2aad galay. Madaxda dhaqanka iyo Gudiga Aayo ka talinta ee 33 qof ayaa ku mashquulsan inay si qotodheer u gutaan waajibaadkii loo xilsaaray.