Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka oo maalintiisii kowaad soo gabagaboobay

wadatashiga doorashada

Waxaa soo gabagaboobay maalinkii koowaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ee ka furmay Muqdisho uuna shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble.

Shirka oo ku soo idlaalay jawi is faham ayaa la isugu soo laaban doonaa berri oo Axad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here