Siciid Cabdilaahi Deni oo ku guuleystay Madaxweynaha Puntland

madaxweyne siciid cabdillaahi deniI

Siciid Cabdullaahi Deni ayaa loo doortay madaxweynaha dowladda Puntland ee 5-ta sano ee soo socota, kadib markii uu 35-cod ka helay wareeggii seddaxaad ee doorashada.

Asad Cismaan Diyaano oo kula tartamayay wareegga saddexaad ayaa isna helay 31-cod

Weli waxaa harsan doorashada madaxweyne ku xigeenka oo goor dhow bilaabaysa.

Doorashada madaxweyne ku xigeenka waxa ku tartamayaa 11 murashax.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.