Somaliland: Daawo Is barbar-dhig lagu sameeyey saamiga Beesha M Muuse Biixi iyo Beelaha Sool Sanaag iyo Cayn

soomiqaybsiga somaliland

Inkastoo shacabka Sool, Sanaag iyo Cayn ay ka dhursugayaan Dawlad Soomaaliyeed oo Xamar ka dhalata, haddana Beesha loo yaqaan Beesha Dhexe ee Somaliland ayaa sheegata in gaalkii Ingiriis ee Daraawiishtii laayey uu wada gumaysan jiray.

Inkastoo aanu Gumaysi ahayn wax lagu abtirsado adigoo helaya walaaltinimo, muslinimo, Soomaalinimo, midabka iwm, bal hadana aan eegno saamiga Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu Somaliland oo aan weli la aqoonsani Beelaha SSC xukuumadiisa ka siiyey, dabadeedna malee,

  1. Haddii Somaliland la aqoonsado siday qaybtu u ekaan lahayd?
  2. Maxaa shacabka Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn ku kalifaya inay tolkood iyo Soomaliweyn ka goaan oo dulmi hoos galaan?
  3. Ma cadaalad daro ayaa laga dagaalamay mise dulmi doon baa loo dagaalamay?

Daawo Isbarbar dhig Beesha Dhulbahante iyo Beesha Madaxweyne Muuse Biixi:

Warbixin ku saabsan waayaha dhabta ah Somaliland iyo Heerka kala saraynta.

Slået op af Abdirisaq Terra i Søndag den 13. januar 2019

1 COMMENT

  1. Hadaan Soo Koobo Yeeli Maayo Dulmi Baan Diiday Oon Ka Dagaalamay Adiguna Dulmi Ku Noolow , Dal Gooni Aan U leeyahay Ila Noqo Khayraadkaaga Aan La Baxo Hadhowna Aan ku Maalgashado Mashaariic Adiguna Hargaysa Uso Shaqo Tag Walaalkaana Ha qatanaado.

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.