SOMALILAND: Urur siyaasadeedka Barwaaqo oo shubay Lacagtii diiwaangallinta ururada siyaasada

0
Dr Maxamed Cabdi Gaboose

Urur siyaasadeedka Barwaaqo ayaa maanta shubay Lacagtii diiwaangallinta ururada siyaasada Somaliland.

Daawo Sawiradda cadeymaha lacag bixinta oo lagu bixiyey lacag dhan sh.sl: 15 6825000.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here