War Soomaaliya oo dib u furtay machadkii diblomaasiyadda Soomaaliya December 2, 2019 Facebook Twitter WhatsApp Soomaaliya ayaa dib u furtay machadkii diblomaasiyadda Soomaaliya. Machadka ayaa burburay xilligii dagaallada sokeeye, waxaana dib u dhiskiisa gacan ka geystay dowladda Qatar.