Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay soo celisay xiriirkii Diplomacy ee Kenya

somalia kenya flag

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay dib u soo celisay xiriirkii Diplomacy ee ay la leheed dowladda Kenya ka dib wada hadal mira dhal ah oo ay yeesheen madaxda labada dal.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al cadaala oo goordhaw la hadlay Warbaahinta ayaa ku dhawaaqay in iyada oo la ilaalinayo daris wanaagga iyo xiriirka soo jireenka ah ee labada dal la gaaray go’aankaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here