Soomaaliya oo xirtay Terminalka Movcon oo ajaanibta Soomaaliya imaneysa ay ka soo degi jireen

astaanta soomaaliya

Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya ayaa Warsaxaafdeed kasoo saartay xirista Terminalka Movcon oo ajaanibta Soomaaliya imaneysa ay ka soo degi jireen.

Warsaxafadeedka ayaa lagu sheegay sababta loo xiray Terminalkaasi iney kamid tahay hubinta ogaashaha waxa dalka lasoo galinayo, iyadoo qoraalka sidoo kale lagu sheegay in Terminalkan ay kasoo degi jireen shaqaale UN ka iyo Amisom midna aan ushaqeyn oo nidaam qaldan dalka kuso gali jiray waxaana si gaar ah u isticmaali jiray terminalkan Amisom iyo UNka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here