TACSI Inaalillahi wa Inaa Illayhi Raajicuun Dr. Maxamed-Amiin Dr. Cabdiraxmaan Jaamac

tacsi1

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ayaa Magaalada Borama kaga qayb galay Aaska Dr. Maxamed-Amiin Dr. Cabdiraxmaan Jaamac, oo kamid ahaa bahda Caafimaadka Somaliland.

Wasiirka ayaa Qaranka, bahda Caafimaadka, Asxaabta, Qoyska iyo Qaraabadaba uga Tacsiyeeyay Geerida Dr. Amiin Cabdiraxmaan Jaamac, wuxuuna Marxuumka Allah uga baryey dambidhaaf Iyo Janatu Fardawsa, eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here