INAALILAAHI WA INA ILAYHI RAAJICUUUN, Allah ha u naxariistee waxaa caawa fiidnimadii oo taariikhdu ahayd 10.10.2018 magaalada Hargeysa ku geeriyooday XUSEEN AW SICIID XAAJI AADAN.
Osman Ibrahim Warsame wuxuu tacsi u dirayaa FAYSAL AW JAAMAC XIRSI (Xawte) iyo DHAMAAN QOYSKA REER XUSEEN AW SICIID XAAJI AADAN.
Waxaana marxuum Xuseen Aw Siciid illaahay uga baryeynaa inuu u naxariisto, dadkii uu ka tegay iyo qaraabadiisiina samir iyo imaan ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN