Taliska AFRICOM oo maanta Ciidanka DANAB ku wareejiyay Gawaarida Gaashaaman

Gawaarida Gaashaaman

Taliska Howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya AFRICOM ayaa Ciidanka Kumaandoosta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ee DANAB maanta ku wareejiyay Gawaarida Gaashaaman ee ay ku howlgalaan Ciidamada.

Gawaaridaan ayaa dowr Muhiim ka qaadandoona howlgalka Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay dalka uga ciribtirayaan Kooxda Xagjirka Alshabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here