TALIYE KU XIGEENKII CIIDAMADDA SOMALILAND OO MAAMULKA SSC KU BIIRAY

jeneraal Saleebaan barre geesood

Sareeyo Guuto Saleebaan Barre Geesood oo wata gaadid iyo ciidan ayaa kasoo goostay Somaliland.

Sarkaalkan kasoo jeeda SSC ayaa ahaa ku xigeenka Nuux Taani, arintan ayaa ku soo beegsamaysa iyadoo bilihii u dambeeyey ay Somaliland ka soo goosanayeen saraakiil ciidan iyo gaadiid kuwaasi oo kamid noqonaya ciidanka SSC.

Sarkaalkan ayaa sidoo kale ahaa kan ugu darajada sareeya saraakiisha kasoo jeeda SSC ee Somaliland ka tirsanaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here