War Toos Madaxweynaha Soomaaliya oo Khudbad u jeediyey shacabka April 28, 2021 Facebook Twitter WhatsApp Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed, taas oo ku aadan xaaladihii u dambeeyay ee dalka iyo arrimaha ku aaddan doorashooyinka.