TPLF oo war kasoo saartay guusha Xasan Sheekh Maxamuud

0
Debretsion Gabra Mikael tigree

Hoggaanka ururka TPLF ayaa hambalyo u dirtay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya kadib markii farriin soo dhigeen Twitter-ka.

TPLF waxay sheegeen inay kalsooni ku qabaan hoggaanka cusub isla markaana ay diyaar u yihiin in iskaashi dhanka amniga gobolka ah ay la yeelan doonaan madaxweynaha cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here