Ururka Xamaas oo sheegay in ay bilaabeen duqeynta caasimadda Israel ee Tel-Aviv

duqeyn xamaas

Ururka Xamaas ayaa sheegay in ay bilaabeen duqeynta caasimadda Israel ee Tel-Aviv, iyagoo ku garaaci doona 130 gantaal, sida ay sheegeen, kadib markii Ciidanka Israel ay duqeeyeen magaalada Gaza.

Markii gantaaladu ay cirka isku shareereen, masaajidada Gaza oo dhan waxaa ka dhacayay dhawaaqyo ay ka mid yihiin “Ilaah baa weyn,” “guul islaamka” iyo “iska caabin.”

Ciidanka Israel ayaa 28 Falastiiniyiin ah dilay ilaa Isniintii oo ay ku jiraan 10 carruur ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here