Wakiilka Midowga Yurub oo soo dhoweeyey Tallaabadii Madaxweyne Farmaajo iyo Gollaha Shacabka

eu flag

Wakiilka Midowga Yurub ufadhiya Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey Tallaabadii Madaxweyne mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo maanta qaaday iyo go’aanka Gollaha Shacabku ku aqbaleen Codsigii Madaxweynaha.

Sidoo kale Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa iyadana Soo dhaweysay go’aanka Madaxweynaha Soomaaliya.

Safiirka midowga Yurub iyo Safaaradda Maraykanka ayaa ku booriyey dhinacyadda siyaasadda Soomaaliya in aan wax shuruud ah lagu xidhin hirgelinta Heshiiskii 17-September.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here