War-murtiyeed 5 Qodob ah oo laga soo saaray Shirkii ka socday Magaalada Baydhabo.
1. Cabasho laga muujiyay Gudiga Doorashada.
2.Xal u helida gudiga doorashada Somaliland.
3.Xaalada Gobolka Gedo.
4.Adkeynta Qoondada Haweenka.
5.Jadwalka Qabsoomida Doorashada.
Gudiga ayaa ku baaqay in 18-02-2021 Madaxda Dowlada Federalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ay shir deg deg ah iskugu yimaadaan.