Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Itoobiya xilli Abiy Axmed uu gaaray jiidda hore ee dagaalka

abiy axmed2

Ra’iisul wasaaraha waddanka Itoobiya, ayaa gaaray jiidda hore ee dagaalka u dhaxeeya ciidammada dowladda iyo xooggaga fallaagada.

Abiy Axmed, ayaa sheegay in isaga uu shakhsiyan hogaamin doono dagaalka dalka loogaga difaacayo fallaagada u soo ruqaansatay dhanka magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.

Waxa uu intaasi ku daray in halis ay ku jirto jiritaanka Itoobiya walow dowladdiisa ay gaashaanka u daruurtay in fallaagadu ay horumar ka sameeyeen dagaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here