War WAREYSI RUNTA LOOGU SHEEGAY MAAMULKA HARGEYSA EE XAALADA LAASCAANOOD OO SAXAAFADA LAGA SAARAY February 4, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Wareysi uu bixisay Siyaasi Cabdirisaaq Sanweyne oo Goboladda SSC ka soo jeeda ayaa si weyn uga cadheysiiyey Maamulka Hargeysa ee xasuuqa ka geystay Magaalada Laascaanood, taasoo kaliftay in Saxaafada Hargeysa laga saaro.