Wasiirka Horumarinta Kheyraadka Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa maanta digniin culus u diray koox ka been abuurata magaca Harti-Waqooyi oo uu hogaamiyo Odaygii Maamulkiisii burburiyey ee Cali Khaliif Galayd.
Kooxda Cali ayaa waxaa ku jira xubno mudo dheer Spmaliland xilal ka hayey oo uu ka mid yahay Oday Cadami oo mudo dheer wasiir Somaliland ka ahaa.
DAAWO HADALKII WASIIR KOORE: