WASIIR SICIID SULUB OO DHAGAX LAGAGA CAYRIYEY XABAALAHA HARGEYSA

siciid sulub

Wasiir Siciid Sulub iyo Xubno kale oo ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne biixi ayaa dad Gadoodsani shiid kaga saareen Xabaalaha Haleeya ee magaalada Hargeysa.

Masuuliyiintan la shiiday ayaa rabay inay ka qayb galaan Aaska dadkii ku geeriyoodey Mudaharaadkii rabshadaha isu bedelay ee dhowaan ka dhacay degaamo ka mid ah Somaliland, kuwaas oo maanta lagu aasay Xabaalaha Haleeya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here