Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo shacabka ugu hambalyeeyey bisha Ramadaan caafimaadna u rajeeyey

wasiirka caafimaadka sl

(Dhambaal):
Dhammaan bulshawaynta Somaliland iyo umadda Islaamka waxaan ugu hambalyaynayaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaan Allah inooga baryayaa in uu inasiiyo khayrkeeda, inagana dulqaado xanuunada iyo wixii dhib ah.

Aamiin Aamiin Aamiin.

Hambaly: Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadan
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL Mud: Cumar Cali Cabdillaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here