Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan oo markale xejistay kursigiisa Hop 235 ee BJFS January 22, 2022 0 Facebook Twitter WhatsApp Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop 235 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Garoowe.