Mahdi Maxamed Guuleed oo noqday xildhibaankii ugu horeeyey ee Aqalka hoose loo doorto

RWKX Mahdi Maxamed Guuleed2

a’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ku guuleystay mid kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya gaar ahaan xubnaha ku meteli doona gobollada Waqooyi.

Mahdi Guuleed ayaa noqday xildhibaankii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka ee baarlamaanka kow iyo tobnaad ee soo baxa.

Waxa uu helay 97 cod oo ka mid ahayd 101 ergo ee codeysay.

Halka musharrixii la tartamayey ay heshay saddex cod oo keli ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here