Home Somalia Somaliland

Somaliland

Daawo Madaxweyne Muuse oo tabliiq Siyaasadeed ka jeediyey xaflad ganacsi oo uu soo abaabulay Dahabshiil

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta tabliiq Siyaasadeed ka jeediyey xaflad ganacsi uu soo abaabulay Dahabshiil. Tabliiqii Jaamacadaha...

“Way muuqataa in Soomaaliya ay ka awood badisay Somaliland” Jamaal Cali Xuseen

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay xiisada mudooyinkii u dambeeyay u dhaxaysay Somaliland iyo Soomaaliya, isagoona si adag u dhaliilay Xukuumada...

Daawo Madaxweyne Muuse Biixi oo si degan u diiday gudiga wadahadaladda Somaliland iyo Federaalka

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa si degan uga hadlay wadahadaladda Somaliland iyo Federaalka ee uu Madaxweyne Farmaajo magacaabay. Madaxweynaha...

Puntland oo qaadacday guddiga uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay wada-hadallada DF Soomaaliya iyo Somaliland

Dowladda Puntland ayaa qaadacday guddiga uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay wada-hadallada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. War-saxaafadeed ka soo...

Reer Khaatumo (Gobolada SSC) waa isugu mid Somaliland, Puntland iyo Dawladda Somalia/Qore Khaalid

Mudo dheer oo wadashaqayn iyo isjacayl ka dhexeeyey Dawladda Federaalka, Puntland iyo Somaliland ayaa u muuqata inay dhamaatay oo xidhiidhkoodu sii xumaanayo,...

Dowladda Soomaaliya oo sheegatay sii daynta markabkii xoolaha ee xayirnaa ee Somaliland ka baxay

Raysal wasaare ku xigeenka soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay xayiraadii laga qaaday markabkii xoolaha siday ee lagu haystay wadanka...

Daawo Xisbiga Waddani oo sheegay inaan la fasaxin oo dhimasho bilaabeen xoolihii Markabka ku xayirnaa

Xisbiga Waddani oo sheegay inaan la fasaxin oo dhimasho bilaabeen xoolihii Markabka ku xayirnaa. DAAWO:

Daawo Madax-dhaqameedka Beesha Habarjeclo oo shaaciyey inay dib u dhigeen Shirkii Garxajis

Madax-dhaqameedka Beesha Habarjeclo ayaa shaaciyey inay dib u dhigeen Shirkii ay wadalahaayeen Beesha Garxajis. DAAWO:

Somaliland oo si cad u diiday Guddigii uu Magacaabay Madaxweyne Farmaaajo

 Somaliland ayaa War kasoo saartay Guddigii uu shalay Magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee loo xil saaraay Wada hadaladda Soomaaliya iyo...

Daawo Xisbiga Waddani oo dhaliilo culculus u jeediyey Siyaasada Dibadda iyo Gudaha ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse

Xisbiga Waddani oo dhaliilo culculus u jeediyey Siyaasada Dibadda iyo Gudaha ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse. DAAWO XOGHAYAHA GUUD EE...

Dawlada Soomaaliya oo isbedel ku samaysay qaabkii ay xujaydu u heli jireen fiisaha xajka

Dawlada Federaalka ee soomaaliya ayaa u dhawaaqday isbadal ay ku samaysay qaabkii ay xujaydu u heli jireen fiisaha xajka.

Wasiir Cawad: Gini waxay martiqaaday hoggaamiye ku andacoonaya in uu Soomaaliya ka goosanayo

Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa shalay markale ka hadlay talaabada DF Somalia xiriirka ugu jartay dalka Gini ee galbeedka...

Most Read

SHIRKA AAYO KATALINTA SSC OO MAALINTII 2AAD SI HABSAMI AH U SOCDA

Shirweynaha Aayo ka talinta Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa maalintii 2aad galay. Madaxda dhaqanka iyo Gudiga Aayo ka...

SHIINAHA: MASHQUUL BADAN OO LA SOO DERSAY DADKA SAMEEYA NAXASHYADDA

Dadka naxashka ruuxa meydka ah lagu qaado, ee Waqooyiga Shanxi ee dalka Shiinaha, ayaa waxay ahaayeen kuwo mashquul ah habeen iyo maalin.

DAAWO HADALJEEDINTII GARAAD CLAAHI GARAAD SALEEBAAN EE FURITAANKII SHIRKA AAYO KATALINTA SSC

DAAWO HADALJEEDINTII GARAAD CLAAHI GARAAD SALEEBAAN EE FURITAANKII SHIRKA AAYO KATALINTA SSC. https://youtu.be/ki31w7PUOP8

DAAWO HADALJEEDINTII GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL EE FURITAANKII SHIRKA AAYO KATALINTA SSC

DAAWO HADALJEEDINTII GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL EE FURITAANKII SHIRKA AAYO KATALINTA SSC. https://youtu.be/_E5ht2aSRyo