Baarlamaanka Puntland oo ansixiyey xeerar lagu yaraynayo ganacsiga Somaliland iyo Puntland
Golaha wakiilada dowladda Puntland, ayaa shalay oo Isniin ahayd cod aqlabiyad leh ku mamnuucay in Konteenarada laga soo dejiyo dekedda Berbera ee...
WASIIRU-DOWLIHII DASTUURKA PUNTLAND OO LOO BEDDELAY WASAARADDA CADDAALADDA
Madaxweyne Deni ayaa Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Arrimaha Dastuurka u bedelay Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka.
Madaxweynaha Dowladda Puntland...
MADAXWEYNE DENI OO MAGACAABAY AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADDA TAMARTA MACDANTA IYO...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 35 ee 8da Luulyo 2019, ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...
Madaxweyne Deni oo magacaabay Hanti-dhowrka Guud iyo Agaasimayaasha Bangiga iyo Wasaaradda...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 41 ee 8da Luulyo 2019, ku magacaabay Hanti-dhowrka Guud iyo Agaasimayaasha...
Puntland: Hooyo gabadheeda la kufsaday oo cadaalad daro sheegatay iyo xeer...
Ubax Axmed Xirsi waa hooyada dhashay gabar yar oo lagu magacaabi jiray Najmo Cabdulqaadir Xassan taasi oo u geeriyootay kufsi bil ka...
CIIDAMADA PUNTLAND OO BURBURIYAY SALDHIGYADII AL-SHABAAB EE BUURALEYDA CALMADOW
Ciidanka sida gaarka u tababaran ee Puntland (PSF), ayaa hawlgal ay ka fuliyeen buuraleyda Calmadow ee gobolka Bari, waxay ku burburiyeen saldhigyo...