Nato ma awoodaa inay weerarka Ruushka ka difaacdo Ukraine?
Tan iyo bartamihii bishii Maarso, waxaa jiray digniino badan oo ka soo baxayay dowladda Ukraine iyo kuwa reer Galbeedka. Waxay tilmaamayeen in...
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharciga Gaarka ah ee Jihaynta Doorashooyinka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa afurkii kaddib saxiixay Sharciga Gaarka ah ee Jihaynta Doorashooyinka heer Federaal oo...
Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Xasan Cumar Mahadalle in uu noqdo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda.
Saadaq John oo laga xayuubiyey dhamaan darajooyinkii ciidanka
Madaxwaynaha Dowalda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaaahi Farmaajo ayaa Xeer Madaxwayne Darajadii Ciidanka uga Qaaaday Taliyihii hore ee Booliska Gobalka Banaadir, Saadaq cumar...
Xiriirka Somaliland iyo Taiwan: Sida Somaliland ay uga careysiineyso Shiinaha
Taiwan iyo Somaliland labaduba waa dhul maamul dhisan leh oo si cad ugu dhawaaqay madaxbanaanidooda laakiin midkoodna looma aqoonsan caalami ahaan, haddana...
Iiraan oo wacad ku martay inay ka aargoosan doonto weerrarkii Israa’iil...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan ayaa sheegay in dalkiisa "uu ka aargudan doono" weerrar lagu soo qaaday xarun dhulka hoostiisa ku taal...
Puntland iyo Jubaland oo qoraallo kooban kasoo saaray goaankii BF ee...
Qoraallo kooban oo kasoo kala baxay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa looga falceliyey go’aankii xildhibaanada Golaha Shacabku ay maanta ka gaareen...
Madaxweynaha Soomaaliya oo muslimiinta ugu hambalyeeyay curashada bisha barakeysan ee...
Bismillaaahi Al-raxmaani Alraxiim
Asalaamu Caleykum Waraxmatuullaahi Wa barakaatu
Munaasibadda bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo...
Galmudug, H/Shabeelle, K/Galbeed iyo G Banaadir oo soo dhoweeyey goaankii BF
Dawlad gobaleedyada Galmudug, H/Shabeelle, K/Galbeed iyo Gobalka Banaadir ayaa soo saaray qoraal wada jir ah oo ku taageereen go’aankii baarlamaanka Faderaalka.
M Farmaajo oo soo dhaweeyey qaraarka baarlamaanka awoodda dib loogu soo...
Muqdisho, Abriil 12, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka...