Reporter

5422 POSTS0 COMMENTS

DAAWO BURBURKA IYO KHASAARAHA HOTEL XAYAAT SOO GAARAY

Muddo 48-saacadood ah kadib, saxaafadda ayaa hadda loo ogolaaday inay gudaha u gasho Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho, kadib weerar toos ah...

HOTEL XAYAAT: DHIMASHO 21 QOF, DHAAWAC 117 QOF

Wasiirka caafimaadka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji ayaa shaaciyay tirada dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarkii Hotelka Xayaat ee magaalada...

DADKII IYO HANTIINA MIDNA LAMA BADBAADIN (XIL.CABDI QAWDHAN)

Xildhibaan Cabdi Ibraahim Warsame oo ka mid ah Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa si adag u dhaliilay hoos u dhaca ku yimid amaanka...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO LOO DHAARIYAY XILDHIBAAN BF

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho, kaas oo lagu dhaariyey madaxweynihii 9-aad ee...

CIIDAMADA HARAMCAD OO LA WAREEGAY HAWLGALKA HOTEEL XAYAAT

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdsiho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya inuu weli socdo howlgalka ka socday Hotel Xayaat oo ay gudaha...

HOOBIYAAL XALAY MUQDISHO LAGU QARAACAY IYO KHASAARE KA DHASHAY

Weerar hoobiyeyaal ah oo xalay lagu qaaday qeybo ka mid ah degmada Xamar Jajab ayaa geystay khasaare xoogg badan, ayada xiliga ay...

MUQDISHO: NIN INTUU SALAADA KU MAQNAA XAASKIISII SARIIRTA LAGU KOR DILAY

Macluumaad dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo xanuun badan oo Jimcihii ka dhacday xaafadda Tusbaxle ee degmada Dayniile, kadib markii sariirteeda...

GUDDOONKA BF OO DIB U DHIGAY KULANKII FARMAAJO LAGU DHAARIN LAHAA

Guddoonka golaha shacabka ee baaralamaanka Soomaaliya ayaa xildhibaanada u diray fariin loogu sheegayo inuu baaqday kulankii berri loo balansanaa, kaas oo la...

WEERAR KU BILOWDAY QARAXYO OO LAGU QAADAY HAYAAT

 Warar hordhac ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay weerarka weli ka socda gudaha Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho, kaas oo u...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO BERRI LAGU DHAARIN DOONO BF

Xildhibaanada golaha shacabka ee baaralamaanka Soomaaliya ayaa berri yeelanaya kulan lagu dhaarinayo Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

TOP AUTHORS

0 POSTS0 COMMENTS
5422 POSTS0 COMMENTS
448 POSTS0 COMMENTS

Most Read

DAAWO DHALINYARADA GOBOLKA AWDAL OO KU BAAQAY XUSKA XASUUQII SNM KA GEYSATAY AWDAL

Dhalinyarada Gobolka Awdal ayaa ku dhowaaqay in 4 Feb /2023 Sabtida ay tahay maalinta xuska xasuuqii SNM ka geysatay Gobolka Awdal.

ISIMADA SSC RABITAANKA SHACABKA IYO JAMAAHIIRTA WAXAAN AHAYN CIDNA KUMA METELAAN

Isimadda SSC iyo Gudiga Aayo ka talinta, xusuusnaada Shirka aad u fadhidaan dhalinyaraddii u dhimatay masaafo 30 talaabo ka yar, iyagoo eegaya...

SHIRKA AAYO KATALINTA SSC OO MAALINTII 2AAD SI HABSAMI AH U SOCDA

Shirweynaha Aayo ka talinta Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa maalintii 2aad galay. Madaxda dhaqanka iyo Gudiga Aayo ka...

SHIINAHA: MASHQUUL BADAN OO LA SOO DERSAY DADKA SAMEEYA NAXASHYADDA

Dadka naxashka ruuxa meydka ah lagu qaado, ee Waqooyiga Shanxi ee dalka Shiinaha, ayaa waxay ahaayeen kuwo mashquul ah habeen iyo maalin.