Home Somalia

Somalia

Daawo Xoghaye Ramaax: Madaxweyne Xabadi xal maaha arinta Caarre

Daawo Xoghaye Ramaax Arimaha Gudaha Xisbiga UCID ayaa ka hadlay dagaal maanta Jamhadda Caarre iyo Ciidamadda Somaliland ku dhexmaray Buuraleyda Gobolka Sanaag.

Jamhadda Caarre iyo Ciidamadda Somaliland oo ku dagaalamaya Buuraha Ceerigaabo

Warar hordhac oo aanu ka helayno dad ku sugan magaalada Ceerigaabo ayaa sheegaya inay burburtay waanwaantii u socotay Jamhadda Caarre iyo Xukuumadda...

Diyaarad ciidamada Qatar oo dhaawicii gudoomiye Yariisow dibada u qaaday

Dhaawaca Guddoomiyaha gobolka banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa goor-dhaw laga duuliyay garoonka...

MADAXWEYNE DENI OO GUDDOOMIYE KU MEEL GAAR AH U MAGACAABAY DEGMADA TALEEX

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa degmada taariikhiga ah ee Taleex oo ka tirsan gobolka Sool. Madaxweynaha ayaa...

Daawo Madaxweyne Muuse oo tabliiq Siyaasadeed ka jeediyey xaflad ganacsi oo uu soo abaabulay Dahabshiil

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta tabliiq Siyaasadeed ka jeediyey xaflad ganacsi uu soo abaabulay Dahabshiil. Tabliiqii Jaamacadaha...

QM: Waan ka xun tahay qaraxii shalay, waxaan garab taaganahay shacabka iyo Dawladda Soomaaliyeed

Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa war ka soo saaray qaraxii khasaaraha badan dhaliyey...

DF oo war kasoo saartay qaraxa xarunta Gobolka Banaadir iyo guddoomiye 3-aad oo geeriyootay

Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow Warbaahinta kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, waxaana ay faahfaahin ka bixiyeen Khasaaraha...

Wararkii ugu dambeeyey qaraxi Xarunta Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiinta ku dhimatay

Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay gudaha xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Sawirro: Dugsiga TurkSom oo maanta Ciidamada cusub tababar loogu soo xidhay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xirayay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo muddo labo...

Wararkii ugu dambeeyey qaraxa gobolka iyo xaaladda Yariisow

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya qaraxa ka dhacay xarunta gobolka Banaadir ayaa sheegaya inay jiraan dhimasho iyo dhaawac badan.

Farmaajo oo eryay wafdigii ka socday Midowga Afrika ee dhexdhexaadinta muranka Badda waday

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan Madaxtooyada Soomaaliya ay ku yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo wafdi sare...

Maxkamada Boosaaso oo sii deysay guddigii loo xiray inay lacag ka qaateen DF

Waxaa maanta dib xoriyadooda u helay qaar ka mid ah xubnihii gudigga dayactirka wadada magaalada Boosaaso kuwaas oo dhawaan xabsiga loo taxaabay...

Most Read

ISIMADA SSC RABITAANKA SHACABKA IYO JAMAAHIIRTA WAXAAN AHAYN CIDNA KUMA METELAAN

Isimadda SSC iyo Gudiga Aayo ka talinta, xusuusnaada Shirka aad u fadhidaan dhalinyaraddii u dhimatay masaafo 30 talaabo ka yar, iyagoo eegaya...

SHIRKA AAYO KATALINTA SSC OO MAALINTII 2AAD SI HABSAMI AH U SOCDA

Shirweynaha Aayo ka talinta Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa maalintii 2aad galay. Madaxda dhaqanka iyo Gudiga Aayo ka...

SHIINAHA: MASHQUUL BADAN OO LA SOO DERSAY DADKA SAMEEYA NAXASHYADDA

Dadka naxashka ruuxa meydka ah lagu qaado, ee Waqooyiga Shanxi ee dalka Shiinaha, ayaa waxay ahaayeen kuwo mashquul ah habeen iyo maalin.

DAAWO HADALJEEDINTII GARAAD CLAAHI GARAAD SALEEBAAN EE FURITAANKII SHIRKA AAYO KATALINTA SSC

DAAWO HADALJEEDINTII GARAAD CLAAHI GARAAD SALEEBAAN EE FURITAANKII SHIRKA AAYO KATALINTA SSC. https://youtu.be/ki31w7PUOP8