Guddoomiyaha Xil-isgaarsiinta Baarlamaanka Maxamed Mursal oo ah shaqsiga leh sharciyadda iskugu yeeritaanka Baarlamaanka cusub si ay u doortaan qofka ugu da’da weyn ayaa goordhow saxaafada la hadlay, wuxuu si cad u sheegay in dalku Federaal yahay sidaas daraadeedna aan kulan la geli karin iyada oo ay qeyb iyo maamul goboleed dalka ka mid ah uu maqanyahay.
Daawo: