Emanuel Macron ayaa markale loo doortay Madaxweynaha cusub ee dalka Faransiiska. Isagoo shanta sano ee soo socota hogaamin doona dalkaas, Macron ayaa shantii sano ee lasoo dhaafay madaxweyne ka ahaa France.
Markale ayuu caawa guuleystay kadib doorasho adag oo uu galay.
Macron 58.2%
Le Pen 41.8%