DAAWO SHACABKA G. SELAL OO TAAGEERAY URURKA REJO IYO MUDO KORDHINTA

Shacabka Gobolka Selal, ayaa si mug iyo miisaan leh u taageeray Urur Siyaasadeedka REJO iyo Mudo Kordhinta loo sameeyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Taageeraddan ayaa dabada socota taageero balaadhan oo beelaha Darafyadda Somaliland ay u muujinayaan Urur Siyaasadeedka REJO.

Taageeradan oo aanay u kala harin Bulshadda ku dhaqan Gobolka Selal ayaa hadalo taageero ah iyo hambalyo ah u soo diray Madaxweynaha Somaliland iyo Gudoomiyaha Ururka REJO CABDILAAHI DAHAB:

DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here