URURKA REJO: DALKA XISBIYO KAMA JIRAAN, WAXAAN NAHAY 18 URUR, BEESHA CAALAMKUNA

cabdirisaaq sanweyne iyo muuse cirro faysal

Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Urur Siyaasadeedka REJO Cabdirisaaq Maxamed Jaamac oo la hadlay qaar ka mid ah Saxaafadda ayaa cadeeyey in Sadexdii Xisbi ee Somaliland ka jiray waqtigoodii dhamaaday oo ay isu bedeleen Ururo Siyaasadeed.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in dalka ay ka jiraan 18 Urur Siyaasadeed oo sadexdii Xisbi ka mid yihiin.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale Beesha Caalamka ugu baaqay inay dhowraan xuquuqda iyo shuruucda Somaliland u degsan.

DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here