Shacabka Magaalada Ceerigaabo ayaa galabta duleedka magaaladda ku soo dhoweeyey Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka REJO Cabdilaahi Dahab.
Gudoomiyaha iyo weftigiisa ayaa loo sii gelbiyey gudaha Magaaladda.
Urur Siyaasadeedka REJO ayaa kaalinta Kowaad kaga jira Kormeerka Madaxtaabashadda ee Gudiga Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadu Goboladda Somaliland ka wado.